Madaxweyne Erdogan oo shuruud cusub ku xiray dalalka Finland & Sweden (Maxaa isbedelay)

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa shuruud cusub ku xiray dalalka Finland iyo Sweden ka hor inta aaney ku biirin NATO Erdogan ayaa sheegay in aqbalidii Finland iyo Sweden ee NATO aan weli si toos ah loo dammaanad qaadin ayna taasi ku xiran tahay sida ay labadan dal u fuliyaan  ballantii ay la galeen xukuumadda … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo shuruud cusub ku xiray dalalka Finland & Sweden (Maxaa isbedelay)